HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Hay'adaha UNCEF iyo UNFPA oo gaaray Hargeysa

Sawirro:-Wafdi ka socda Hay’adaha UNCEF iyo UNFPA oo gaaray Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda hay’addaha UNICEF, Mr. Werner Schultink, iyo UNFPA, Mr.Anders Thomsen oo hay’addahaasi u qaabilsan Dalka Soomaaliya. Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Xiriirka qaramadda midoobay iyo Somaliland ka dhexeeya ee dhinaca arrimaha bulshada iyo sidii loosii laba jibbaari lahaa mashaariicda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda hay’addaha UNICEF, Mr. Werner Schultink, iyo UNFPA, Mr.Anders Thomsen oo hay’addahaasi u qaabilsan Dalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Xiriirka qaramadda midoobay iyo Somaliland ka dhexeeya ee dhinaca arrimaha bulshada iyo sidii loosii laba jibbaari lahaa mashaariicda horumarineed ee qaramadda midoobay ka waddo gudaha Somaliland.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka oo saraakiisha kusoo dhaweeyay Magaalada Hargeysa, maddaama ay ku cusub yihiin xafiisyadda UNICEF iyo UNFPA ay kaga hawl-galaan Somaliland, iyagoo bedelay masuuliyiintii hore u hayey xilalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts