HomeWararAkhriso:-Guddoonka Golaha Shacabka oo Guddi u magacaabay Xasuuqii Gaalkacyo

Akhriso:-Guddoonka Golaha Shacabka oo Guddi u magacaabay Xasuuqii Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Guddi Qiimeyn ku soo sameeyn doona xasuuqii Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug loogu geystay 9-kii qof ee shacabka ahaa Caawa magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Mursal ayaa waxaa dhacdadaas foosha xun loogu magacaabay Guddi ka kooban 13-xillibaan oo Xildhibaanada Golaha shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Guddi Qiimeyn ku soo sameeyn doona xasuuqii Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug loogu geystay 9-kii qof ee shacabka ahaa Caawa magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Mursal ayaa waxaa dhacdadaas foosha xun loogu magacaabay Guddi ka kooban 13-xillibaan oo Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaasi oo qiimeyn kusoo sameyn doona shaqaaqooyinkii laba maalin ka hor ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts