HomeWararSarkaal ka tirsan Al-shabaab oo iska dhiibay Gobolka Baay

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo iska dhiibay Gobolka Baay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa shalay isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, waxaana lagu magacaabaa Ibraahim Maxamed Aadan ( Ibarhim Boolis, waxaa uu Al-shabaab u qaabilsanaa, Madax maaliyada iyo sirdoonka Degmada Bardaale ee Goboka Baay, kaasi oo isku hayay labo jago. Sarkaalkan oo si weyn looga yaqaano deegannada hoos yimada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa shalay isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, waxaana lagu magacaabaa Ibraahim Maxamed Aadan ( Ibarhim Boolis, waxaa uu Al-shabaab u qaabilsanaa, Madax maaliyada iyo sirdoonka Degmada Bardaale ee Goboka Baay, kaasi oo isku hayay labo jago.

Sarkaalkan oo si weyn looga yaqaano deegannada hoos yimada Bardaale,maadaama uu lacago ka qaadi jiray, isagoo watay Qori AK47 iyo Booshkiisa.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Degmada Bardaale Maxamed Isxaaq Araxas oo la hadley Warbaahinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in uu xiriiro la soo sameeyay maamulka Degmada.

“Waxa uu xiriiro badan la soo sameyay maamulka kaddib isagaa go’aansadey in ka soo tego Al-Shabaab,isagoo haatan si nabad ah ku jooga Degmada Bardaale ee Gobolka Baay”ayuu yiri Guddoomiye Maxamed.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Baay Maxamed Isxaaq Araxas ayaa baaq u direy dhallinyada ka tirsan Al-ahabaab,  isaga oo tixigalineya baaqii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur galbeed Mudane  Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafta–gareen) ,in ay  isku soo dhiibaan Maamulka Degmada Bardaale oo ay  ka faa’iideystaan cafiska ay u fidisey Dowladda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts