HomeWararMuxuu Taabid Cabdi ka yiri Xasaradaha ka taagan dhulkii Jaamacadaha?

Muxuu Taabid Cabdi ka yiri Xasaradaha ka taagan dhulkii Jaamacadaha?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ahaana Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa uu ka hadlay is qab-qabsi ku aadan dhul ku yaalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Jaamacaddaha ilaa iyo Ex-kontorool Afgooye. Taabid Cabdi oo war qoraal ah uu soo dhigay bartiisa Facebook uu ku leeyahay ayaa waxaa uga  hadlay Arimaha dhulalka danta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ahaana Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa uu ka hadlay is qab-qabsi ku aadan dhul ku yaalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Jaamacaddaha ilaa iyo Ex-kontorool Afgooye.

Taabid Cabdi oo war qoraal ah uu soo dhigay bartiisa Facebook uu ku leeyahay ayaa waxaa uga  hadlay Arimaha dhulalka danta guud oo ay dowladdu leedahay,isla markaana wuxuu ku baaqay in guddi loo xilsaaro arrimaha dhulka ee ka taagan Magaalada Muqdisho si nabadda ahna loo maro uusan dhiig ku daadan.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo qoray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir

Arimaha dhulalka danta guud oo ay dowladdu leedahay guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, waxaan ku baaqayaa marka dowladdu usoo baahato in Guddiga loo xilsaaray ay si nabad ah, dhimrin leh u wajahaan oo marwalba wadada nabadda loo maro oo uusan dhiig ku daadan. Gaar ahaan xasaradda ka taagan soonaha jaamacaddaha ilaa iyo Ex-kontorool Afgooye oo shalay galab shaqaaqo ka dhacday.

Waxaa lagu jiraa dhamaadka bisha barakeysan ee Ramadan waana laga fiican yahay in dad shacab ah ku barakacaan dagaal dhiig ku daato, anigoo hubo in arrintaas wadahadal lagu dhameyn karo.

- Advertisement -

Waxaan ku baaqayaa in waanwaan wax lagu xaliyo, la iskuna turo maadama aanan sinna la isku huridoonin.

Dhulka danta guud ee dowladdu u baahato iney ugu adeegto shacabka soomaaliyeed waxaa haboon in loo maro wado nabdoon oo aan abuurin rabshado iyo xasilooni darro, madaama qofka deganba uu yahay muwaadinka la doonaayo in loogu adeego.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts