HomeWararSaraakiil ka tirsan Booliska Kenya oo ka badbaaday qarax ka dhacay Mandheera

Saraakiil ka tirsan Booliska Kenya oo ka badbaaday qarax ka dhacay Mandheera

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Boliska ee qeybta loo yaqaano GSU ayaa la sheegay inay si dirqi ah kaga baadbaadeen qarax miino kula kacday Deegaanka Raxamu ee Mandhera ee W/bari ee Kenya. Saraakiisha ayaa la sheegay inay ka ambabaxeen Saldhigga boliska ee Mandheera, iyagoo ku sii jeeday Buuraha Garreh, ka hor inta uusan qaraxu ku qabsanin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Boliska ee qeybta loo yaqaano GSU ayaa la sheegay inay si dirqi ah kaga baadbaadeen qarax miino kula kacday Deegaanka Raxamu ee Mandhera ee W/bari ee Kenya.

Saraakiisha ayaa la sheegay inay ka ambabaxeen Saldhigga boliska ee Mandheera, iyagoo ku sii jeeday Buuraha Garreh, ka hor inta uusan qaraxu ku qabsanin Deegaanka Raxamu.

- Advertisement -

Shabakadda Wararka ee Nairobi News ayaa qortay inay Saraakiisha badbaadeen, balse  uu qaraxu burbur u geystay gaarigii ay miinadda la kacday.

Ciiddan gurmad ah oo ka baxay Saldhigga Boliska Raxamu ayaa la sheegay inay gaareen goobtii uu qaraxu ka dhacay, waxayna soo gelbiyeen Ciiddankii miinada lala beegsaday, ka hor intaysan baaritaano ka samaynin nawaaxiga goobta uu qaraxu ka dhacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts