HomeWararDhageyso:-Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

Dhageyso:-Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ( Khader) ayaa guddoomiyay Shirka dardar galinta Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Xarunta Taliska qaybta guud ee Booliiska Gobalka Banaadir. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen xubno ka tirsan Wasaaradda amniga gudaha, Guddoomiyaha gobalka Banaadir, taliyaasha Ciidanka iyo khuburo amni ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ( Khader) ayaa guddoomiyay Shirka dardar galinta Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Xarunta Taliska qaybta guud ee Booliiska Gobalka Banaadir.

Kulanka oo ay kasoo qayb galeen xubno ka tirsan Wasaaradda amniga gudaha, Guddoomiyaha gobalka Banaadir, taliyaasha Ciidanka iyo khuburo amni ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta iyo ka mira dhalinta qorshaha sugidda amniga dalka gaar ahaan amniga caasimadda.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khader) oo kulanka,kadib warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in amniga Caasimadda haatan uu marayo meel wanaagsan,isla markaana hay’addaha amniga ay si weyn u shaqeynayaan.

Sidoo kale Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxaa uu tilmaamay in shaqada guddiga amniga uu haayo ay si dhow ula socdaan Madaxda dalka ugu Sarreysa,isagoona shacabka ugu baaqay inay la shaqeyaan laamaha amniga dowladda.

Hay’adaha amniga ayuu Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka kula dardaarmay in ay laba jibaaraan dadaallada ay ugu jiraan xasilinta caasimadda si ummadda Soomaaliyeed ay u helaan nabad buuxda.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts