HomeWararMadaxweyne Xaaf oo la kulmay Senator Muuse Suudi

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Senator Muuse Suudi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa uu kula kulmay Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid mudanaayasha Aqalka Sare ee dalka. Kulanka ay wada qaateen Madaxweyne Xaaf iyo Suudi Yalaxoow ayaa waxaa uu ahaa mid  is xog-wareysi guud oo labada dhinac ay kaga  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa uu kula kulmay Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid mudanaayasha Aqalka Sare ee dalka.

Kulanka ay wada qaateen Madaxweyne Xaaf iyo Suudi Yalaxoow ayaa waxaa uu ahaa mid  is xog-wareysi guud oo labada dhinac ay kaga  wada hadleen àrrimo kala duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale Senator Suudi ayaa ku ammaanay Madaxweyne Xaaf dadaalkiisa ku aadan difaacida qadiyada maqaamka Caasimadda oo kamid aheyd ajendayaashi la isku mari-waayey kulankii wada-tash iga ahaa ee Magaalada Garoowe ku dhexmaray Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dhawaan sheegay in shirkii Garoowe lagu qabtay qodobadii Madaxda ay ku fahmi weyday uu ku jiray arrinta Maqaanka Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts