HomeWararShaqaale Hay'ad samafal oo laga afduubtay Gobolka Gedo

Shaqaale Hay’ad samafal oo laga afduubtay Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Rag loo maleynayo inay yihiin Al-Shabaab ayaa maanta 10-kii barqanimo laba qof oo ahaa shaqaale samafalayaal ah ka afduubtay gobolka Gedo. Labada qof oo ka kala shaqeynayay hay’adaha Trocaire iyo World vision, ayaa laga afduubtay degmada Geedweyne oo qiyaastii 30 km dhanka qorax kasoo bax kaga began degmada Dooloow. Labada qof ee la afduubay ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag loo maleynayo inay yihiin Al-Shabaab ayaa maanta 10-kii barqanimo laba qof oo ahaa shaqaale samafalayaal ah ka afduubtay gobolka Gedo.

Labada qof oo ka kala shaqeynayay hay’adaha Trocaire iyo World vision, ayaa laga afduubtay degmada Geedweyne oo qiyaastii 30 km dhanka qorax kasoo bax kaga began degmada Dooloow.

- Advertisement -

Labada qof ee la afduubay ayaa ahaa shaqaale Soomaali ah oo magacyadooda lagu kala sheegay Maxamed Suubow Cabdulle iyo C/laahi Rashiid (Eng. GBS).

Mas’uulyiin ka tirsan laamaha amaanka ee Gobbola Gedo oo la hadlay VOA-da ayaa u sheegay in labadaan qof la afduubtay xili ay ku guda jireen shaqo ay u tageen deegaanka Geedweyne ee Gobboka Gedo.

Wararka qaarna waxa ay sheegayaan in ka hor inta aan la afduubanin labadan qof ay ka yimaadeen dhanka degmada Luuq ee isla gobbolka Gedo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts