HomeMaqalDhageyso:-Amaro la dul dhigay Hay’adaha ka howlgala Magaalada Baladweyne

Dhageyso:-Amaro la dul dhigay Hay’adaha ka howlgala Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Maamulka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa war ka soo saaray Amaro dhawaan ka soo baxay Hay’aadaha kala duwan ee ka howlgala gudaha Baladweyne,kaasi oo ku aadan in aysan Hay’addaha hoostigi kari maamulkaas. Guddoomiye kuxigeenka amniga Magaalada Baladweyne Maxamed Cali Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu been abuur ku tilmaamay Amaradaas ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa war ka soo saaray Amaro dhawaan ka soo baxay Hay’aadaha kala duwan ee ka howlgala gudaha Baladweyne,kaasi oo ku aadan in aysan Hay’addaha hoostigi kari maamulkaas.

Guddoomiye kuxigeenka amniga Magaalada Baladweyne Maxamed Cali Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu been abuur ku tilmaamay Amaradaas ka soo baxay Hay’addaha ka howlgala Baladweyne,isla markaana waxa uu sheegay in Hay’addaha looga baahan yahay inay hoos yimaadan maamulka Magaalada Baladweyne.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu Digniin u diray Ha’adaha aan maamulka ka heysan saxiix ay uga howlgalaan gudaha Baladweyne,isagoona xusay in tallaabo adeg oo sharci ah laga qaadi doono.

Waa warbixintaan Magaalada Baladweyne ka soo diray Wariyaha Warbaahinta Dalsan Mustaf Cali Cadow.

 

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts