HomeWararSawirro:-Qarax Miino oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Qarax Miino oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta qarax xoogan oo xalay saqdii dhexe laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Guri ku yaalla Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxa uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso,isla markaana uu ku dhex dhacay Guri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Jugta qarax xoogan oo xalay saqdii dhexe laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Guri ku yaalla Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxa uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso,isla markaana uu ku dhex dhacay Guri ku yaalla Nawaaxiga Kaalin lagu iibiyo Shidaalka oo ku taalla Warshadaha.

- Advertisement -

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa durbo gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,iyagoo halkaas ka sameeyay baaritaano kala duwan ku aadan sida wax ay u dhaceen.

Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in howlgalkaasi ay ku soo qabteen dadkii deganaa guriga uu ka dhacay qaraxa,waxaana haatan lagu wadaa baaritaano.

Sawirro laga soo qaaday Gurigaas ayaa waxa ay muujinayaan burbur xoogan oo soo gaaray,kaasi oo ka dhashay qaraxii xalay saqdii dhexe ka dhacay halkaasi.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts