HomeWararXildhibaan hore looga soo doortay Mandhera oo geeriyooday

Xildhibaan hore looga soo doortay Mandhera oo geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xildhibaan hore looga soo doortay Degmadda Mandheera Koonfurteeda oo lagu magacaabo Maxamed Aadan Huuko ayaa la sheegay inuu maanta geeriyooday, kadib, markii uu xanuunsanaa ku-dhawaad hal sanno. Marxuumka ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday Mandheera, saacado kadib, markii uu ka soo laabtay magaalladda Nairobi, isago oka soo baxay Isbitaal ku yaalla Mombasa. Marxuumka Walaalkisia oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan hore looga soo doortay Degmadda Mandheera Koonfurteeda oo lagu magacaabo Maxamed Aadan Huuko ayaa la sheegay inuu maanta geeriyooday, kadib, markii uu xanuunsanaa ku-dhawaad hal sanno.

Marxuumka ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday Mandheera, saacado kadib, markii uu ka soo laabtay magaalladda Nairobi, isago oka soo baxay Isbitaal ku yaalla Mombasa.

- Advertisement -

Marxuumka Walaalkisia oo lagu magacaabo Cabdi Aadan Cali ayaa u sheegay Warbaahinta uu ka soo laabtay Isbitaal lagu daaweynayey oo ku yaalla Mombasa.

Marxuumka oo guri ku leh magaalladda Nairobi , waxaa la filayaa in galabta lagu tukado Salaadda Janaasadda, ka hor inta aan lagu aasin Qabuuraha Langaata ee magaalladda Mandheera.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts