HomeWararSawirro:-Shirweyne Caalami ah oo Maanta ka furmaya Sharma-sheek

Sawirro:-Shirweyne Caalami ah oo Maanta ka furmaya Sharma-sheek

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Shirweynihii Koowaad ee Hoggaamiyayaasha dalalka Carbeed iyo kuwa Midowga Europe ayaa la filayaa inuu maanta ka furmo magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Masar. Shirkaasi oo socon doona muddo 2 maalmood waxaa La-guddoomiye ka nodonaya Guddoomiyaha Ururka Midowga Europe, Donald Task iyo Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-siisii, waxayna Hoggaamiyayaasha kaga wada xaajoon doonaan Ajendayaal ay ugu muhiimssan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirweynihii Koowaad ee Hoggaamiyayaasha dalalka Carbeed iyo kuwa Midowga Europe ayaa la filayaa inuu maanta ka furmo magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Masar.

Shirkaasi oo socon doona muddo 2 maalmood waxaa La-guddoomiye ka nodonaya Guddoomiyaha Ururka Midowga Europe, Donald Task iyo Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-siisii, waxayna Hoggaamiyayaasha kaga wada xaajoon doonaan Ajendayaal ay ugu muhiimssan yihiin Iskaashiga Carabta iyo EU-da, Ammaanka, Tahriibka, Siyaasadda, Horumarinta Dhaqaalaha, Xalladaha dalalka Syria, Libya, Falastiin iyo Yemen iyo qoddobo kale,

- Advertisement -

Madax sare o oay ka mid yihiin Madaxweyne Farmaajo, Boqorka Sacuudiga iyo Madax kale oo Carbeed ayaa iyagana ka qeyb galaya shirkaasi oo muhiimad u leh Danaha Guud ee dalalka Carabta iyo kuwa Midowga Europe.

In ka badan 20 Hoggamiye oo ka socda Dowladaha EU-da ayaa la filayaa inay Kulankaasi ka soo qeyb galaan, halka Tiro aan la cayiman oo Madaxda dalalka Carabta ku wehlin doonaan Shirka Sharma-sheekh.

Dhinaca kale, Dowladda Qatar waxaa Shirkaasi u matalaya Wakiilkooda Joogtada ee u jooga Ururka Jaamacadda Craabta, Ibraahim Al-sahlaawi.

- Advertisement -

Wargeyska Arabi Al-jadiid ee ka soo baxa magaalladda London waxa u uka soo ilo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Qatar inay go’aankaasi qaateen, kadib, markii ay Dowladda Masar warqadda Casuumaadda Ka-qeybgalka Shirkaasi ay ugu soo dhiibeen Safaaradda dalka Giriigga ku leeyihiin dalka Qatar, halkii  u unidaamku ahaa in si toos ah loogu soo dhiibo Wakiilka Joogtada ee Dowladda Qatar u jooga Xarunta dhexe ee Ururka Jaamacadda Carabta ee magaalladda Qaahira.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts