HomeWararDiyaarado dagaal oo Duqeyn ka fuliyay Gobolka Sh/hoose

Diyaarado dagaal oo Duqeyn ka fuliyay Gobolka Sh/hoose

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn xalay saqdii dhexe ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi. Duqeynta ayaa waxaa la sheegay in laga fuliyay deegaanka lagu magacaabo Kuunya-barrow Jannaale oo ka tirsan Gobolka Shabeeellaha Hoose oo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Dad deegaanka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn xalay saqdii dhexe ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Duqeynta ayaa waxaa la sheegay in laga fuliyay deegaanka lagu magacaabo Kuunya-barrow Jannaale oo ka tirsan Gobolka Shabeeellaha Hoose oo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

Dad deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in xalay maqlayeen dhawaqa jug culus,sidoo kalena Guuxa Diyaaradaha oo dulmaraya Hawada laga maqlay deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay duqeyntii xalay laga fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose,mana jirto weli cid si rasmi ah uga hadashay duqeyntaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts