HomeWararDil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa waxa ay gudada Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada dowlada Soomaaliya. Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafadda Siigaale ee degmadaasi,isla markaana rag hubeysan oo toogteen Sarkaalka ka tirsanaa Ciidamada dowlada. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Mursal,iyadoo ragii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa waxa ay gudada Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada dowlada Soomaaliya.

Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafadda Siigaale ee degmadaasi,isla markaana rag hubeysan oo toogteen Sarkaalka ka tirsanaa Ciidamada dowlada.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Mursal,iyadoo ragii ka dambeeyay dilkaasi oo watay Mooto Bajaaj ay si deg deg ah goobta uga baxadeen sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Sarkaalka la dilay uu ka tirsanaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka,inkastoo  aan si dhab ah loo xaqiijin karin.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa goobta uu falka ka dhacay gaaray,iyagoo halkaasi ka qaaday Meydka Marxuumka,isla markaana goobta ka sameeyay baaritaano kala duwan.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marar qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan ,kuwaasi oo loo geysto Askarta ka tirsan Ciidamada dowlada iyo dadka shacabka ah ee kunool Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts