HomeWararMadaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Itoobiya

Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Itoobiya

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi. Madaxweyne Farmaajo oo haatan ku sugan dalka Jabuuti ayaa saacadaha soo socda ka soo ambabixi doona dalkaasi,isla markaana u soo duuli doono Addis Ababa,isagoona martiqaad ka helay Ra’iisul Wasaaraha […]

- Advertisement -

Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweyne Farmaajo oo haatan ku sugan dalka Jabuuti ayaa saacadaha soo socda ka soo ambabixi doona dalkaasi,isla markaana u soo duuli doono Addis Ababa,isagoona martiqaad ka helay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

- Advertisement -

Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu Maanta gaaro dalka Itoobiya,kadib markii uu Casuumaad rasmi ah uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya .

Kulanka Itoobiya ku dhexmari doona  Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi ayaa waxaa soo qabnaqaabiyay Abiy Axmed,kaasi aan la shaacin waxyaabaha looga hadli doono.

Waxaa kulankii ugu horeeyay ay yeelan doonaan dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland tan iyo Sanadkii 2015-kii,waxaana intaasi jirin wax kulan oo u dhexeeyay labada dhinac oo ay wada qaateen.

- Advertisement -

Toddobaadkii hore ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalli Farmaajo waxa uu Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kula kulmay Abiy Axmed,kadib markii  ay ka qeybgaleen Shir Madaxeedka Ururka Midowga Afrika ee ka dhacay dalkaasi .

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories