HomeWararSawirro:-Wasiiru Dowlaha A/Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Ohio

Sawirro:-Wasiiru Dowlaha A/Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Ohio

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdiqaadir  Sheikh Ahmed oo soo gaaray magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhoweyn ah la qaatay Jaaliyadda gobolka, waxaana mudadii kulanka uu socday ka warbixiyay xaaladda dalka guud ahaan iyo marxaladihii ay dowladdu soo martay mudada labada sano ahayd ee ay jirto Wasiirka ayaa xusay in loo baahan yahay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdiqaadir  Sheikh Ahmed oo soo gaaray magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhoweyn ah la qaatay Jaaliyadda gobolka, waxaana mudadii kulanka uu socday ka warbixiyay xaaladda dalka guud ahaan iyo marxaladihii ay dowladdu soo martay mudada labada sano ahayd ee ay jirto

Wasiirka ayaa xusay in loo baahan yahay in Soomaaliya ay horey u socoto, isla markaana shaqo ay dadku qabtaan ay ku socon karto, taas oo qof walba looga bahanyahay qeyb in uu ka qaato si ayuu yiri caalamka loola jaan qaado.

- Advertisement -

Mohamed saalix oo ka mid ah dadka soo abaabulay kulanka ayaa xusay in ay dowlada ku taageerayaan tilaabooyinka ay qaadneyso, isaga oo xusay in wax baddan oo ay dowladu qabatay ay taageersan yihiin kuna ammaanayaan.

Wasiirka oo wax laga weydiiyay hadalkii dhawaan ka soo baxay dowlada Kenya ee ay Soomaaliya xariirka ugu jartay ayaa muujiyay in Dowlada Soomaaliya aysan wax qalad ah ku lahayn talaabadaasi sidii ku haboonaydna ay uga jawaab celisay, iyada oo aysan dhici doonin ayuu yiri in gorgortan laga galo Kheyraadka iyo xaduudaha Soomaaliya.

Warbixin dheer kadib waxa uu qurba joogta ku dhiirageliyay in ay dalka ku soo laabtaan, isla markaana wax baddan ka ogaadaan xaalada dalka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts