HomeWararWeerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo lagu qaaday Saldhig  Ciidamada Jabuuti ay qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ku leeyihiin Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Waxaa la sheegay in Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Gobolka Hiiraan. Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo lagu qaaday Saldhig  Ciidamada Jabuuti ay qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ku leeyihiin Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Waxaa la sheegay in Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ciidamada Jabuuti ay dhankooda ugu jawabeen Al-Shabaab madaafiic taas oo aan ilaa iyo hadda la ogeyn khasaraha ka dhashay.

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerarkii Madaafiicda ahaa ee lagu qaaday Saldhiga Ciidamada Jabuuti,iyagoona sheegay in ay ku dileen 5 askari,halka 12 kalena ay ku dhawacmeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts