HomeWararSawirro:-Faah faahin qarax ka dhacay Muqdisho

Sawirro:-Faah faahin qarax ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Muqdisho-Mull oo ah goob Ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne. Tobaneeye ruux ayaa la xaqiijiyay inay qaraxaasi ku geeriyoodeen,waxaana jira dad guryahooda ay kusoo dumeen sidaasina ay ku geeriyoodeen. Waxaa sidoo kale jira in qaraxaasi uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay Muqdisho-Mull oo ah goob Ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne.

Tobaneeye ruux ayaa la xaqiijiyay inay qaraxaasi ku geeriyoodeen,waxaana jira dad guryahooda ay kusoo dumeen sidaasina ay ku geeriyoodeen.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale jira in qaraxaasi uu ku dhaawacmay Wariye ka tirsan Warbaahinta dowladda oo lagu Magacaabo Maxamed Ibraahim Biibaaye.

Sawirro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa muujinayay burburka Goobo Ganacsi iyo Gawaari goobta taalay,waxaana weli socda gurmad ay wadaan gawaarida gurmadka deg dega.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku yaalla Goobo Ganacsi oo aad u farabadan,waxaana sidoo kale ay aheyd goob mashquul badan oo dad badan ay u soo adeeg dooonteen.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts