HomeWararDEG DEG:-Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qaraxaan oo ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa jugtiisa inta badan waxaa laga maqlay degmooyinka Gobolkaan Banaadir,waxaana la arkayay Uuro cirka isku shareertay. Qaraxa oo ahaa mid gaari laga soo buuxiyay ayaa waxa uu ka dhacay Baar-Italia oo ku dhagan suuqa Muqdisho Mall Iyo xarunta Dowlada hoose ee Maamulka gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan oo ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa jugtiisa inta badan waxaa laga maqlay degmooyinka Gobolkaan Banaadir,waxaana la arkayay Uuro cirka isku shareertay.

Qaraxa oo ahaa mid gaari laga soo buuxiyay ayaa waxa uu ka dhacay Baar-Italia oo ku dhagan suuqa Muqdisho Mall Iyo xarunta Dowlada hoose ee Maamulka gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen dad isugu jira Ciidan iyo Shacab goobta ku sugnaa,waxaana haatan kusii qul qulaya gawaarida gurmadka feg dega.

Wararka kusoo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts