HomeWararDEG DEG:-Nin hubeysan oo Goordhow lagu dilay Muqdisho

DEG DEG:-Nin hubeysan oo Goordhow lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Goordhow Askari ka tirsan Ciidamada dowlada Soomaaliya Taaladda Daljirka Daahsoon uu ku dilay Nin hubeysan oo watay Bastoolad. Dad ku sugan agagaarka Daljirka ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Ninka la dilay uu iska dayay in uu toogto Askari ka tirsan Ciidamada Booliska oo ku sugnaa Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow Askari ka tirsan Ciidamada dowlada Soomaaliya Taaladda Daljirka Daahsoon uu ku dilay Nin hubeysan oo watay Bastoolad.

Dad ku sugan agagaarka Daljirka ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Ninka la dilay uu iska dayay in uu toogto Askari ka tirsan Ciidamada Booliska oo ku sugnaa Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir,balse Askari kale uu Ninkii hubeysnaa dilay.

- Advertisement -

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa yaalla Meydka Ninkii hubeysnaa,isla markaana waxaa soo gaaray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya.

Waxaa la sheegay in rag kale oo la socday Ninka la dilay ay goobta ka baxsadeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts