HomeWararShir xasaasi ah oo Garoowe uga socda Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamul...

Shir xasaasi ah oo Garoowe uga socda Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamul Goboleedyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socda kulan Albaadaddu ay u xiran yihiin. Kulankaasi ayaa waxa uu u dhexeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo iyo Madaxda mkaamul Goboleedyada dalka ka jira ee ku sugan Magaalada Garoowe. Ilo xog ogoaalka ayaa sheegay in kulanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socda kulan Albaadaddu ay u xiran yihiin.

Kulankaasi ayaa waxa uu u dhexeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo iyo Madaxda mkaamul Goboleedyada dalka ka jira ee ku sugan Magaalada Garoowe.

- Advertisement -

Ilo xog ogoaalka ayaa sheegay in kulanka ka socda Garoowe looga hadlayo sidii loo dhameeyn lahaa Khilaafka u dhexeeya Madaxa maamul Goboleedyada iyo dowlada dhexe.

Goobta uu kulnaka ka socda ayaa waxaa ku sugan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen,Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,waxaana markii uu soo dhammaado kulanka lagu wadaa in laga soo saaro qodobo ay isku raaceen Madaxda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad lagu caleema-saaray Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay adkeynta wadashaqeyn buuxda oo ka dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts