HomeWararFaah Faahin:-Nin dhaawac u geystay Askari ka tirsan Ciidanka dowlada oo lagu...

Faah Faahin:-Nin dhaawac u geystay Askari ka tirsan Ciidanka dowlada oo lagu qabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin hubeynsan oo Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya ku dhaawacay Suuq Bacaad oo ku yaalla Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Dad Gooboogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in Ninka falka dhaawac ah u geystay Askariga ay soo qabteen Ciidamada dowlada,xili uu ku sugnaa gudaha Suuq Bacaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin hubeynsan oo Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya ku dhaawacay Suuq Bacaad oo ku yaalla Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Dad Gooboogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in Ninka falka dhaawac ah u geystay Askariga ay soo qabteen Ciidamada dowlada,xili uu ku sugnaa gudaha Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in askarigii la dhaawacay loo aaday Isbitaal si halkaasi loogu dabiibo Xaaladiisa Caafimaad.

Falkan ayaa ku soo aadaya xili Maanta Nin hubeysn uu isku dayay in uu dilo Askari ka tirsan Ciidamada dowlada,kaasi oo ku sugnaa Taaladda Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir,hayeeshee askari kale uu dilay Ninkii hubeysnaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts