HomeWararBoosaaso: Askar dhimasho dhaawac ku noqotay qarax lala eegtay

Boosaaso: Askar dhimasho dhaawac ku noqotay qarax lala eegtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino ka dhacay Buuralayda Galgala,kaasi oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso,waxaana Ciidamada lagula  eegtay xili ay marayeen deegaan lagu magacaabo Toga Bali-khadar ee Buuralayda Galgala. Ugu yaraan hal Askari oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino ka dhacay Buuralayda Galgala,kaasi oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso,waxaana Ciidamada lagula  eegtay xili ay marayeen deegaan lagu magacaabo Toga Bali-khadar ee Buuralayda Galgala.

- Advertisement -

Ugu yaraan hal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Puntland ayaa ku dhintay,halka asaddex kalena ay ku dhaawacmeen qaraxaasi,waxaana dhaawcayada iyo Midka dhintay meydkiisa la keenay Cisbitaalka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Dhinaca kale, gaari safar ah oo ka tagay magaalada Boosaaso, kuna socday dhulka ka baaxsan laamiga Gobolka Bari ayaa koox hubaysan weerar ku qaaday salaaddi maqrib ka dib, xili uu marayey dalcadaha meerka oo Magaalada Boosaso u jirta 55KM,Dhaawacyo iyo dhimasho ayaa ka dhashay weerkaas dadka shacabka ah loo gaystay sida wararku sheegayaan, inkasta oo aan tirakoob dhab ah laga hayn, waxaase dadka deegaanku ay VOA u xaqiijiyeen in dadka qaar ka mid ah oo baxsad ah ay arkeen.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Puntland oo ay uga hadlayaan weerarkii lagu qaaday Ciidamo ka tirsan Puntland,kaasi oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts