HomeMaqalDhageyso:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay khilaafka ka dhashay Nidaamka federaalka

Dhageyso:-Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay khilaafka ka dhashay Nidaamka federaalka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Hadalkaan ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya waxa uu sheegay xilli Maanta shir looga hadlayo arrimaha dib u heshiisiinta uu ka furay Magalada Muqdisho. Cabdi Maxamed Sabriye sheegay hannaanka dib u heshiisiinta Qaranka sanadkii tagay uu soo biloowday haatana uu marayo waqtigii la tashiga bulshada lagana billaabay Gobolka Banaadir. Waxa uu hadalkiisa intaasi sii raaciyey in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadalkaan ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya waxa uu sheegay xilli Maanta shir looga hadlayo arrimaha dib u heshiisiinta uu ka furay Magalada Muqdisho.

Cabdi Maxamed Sabriye sheegay hannaanka dib u heshiisiinta Qaranka sanadkii tagay uu soo biloowday haatana uu marayo waqtigii la tashiga bulshada lagana billaabay Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaasi sii raaciyey in loo baahan yahay in soomaalida ka heshiiso nidaamka federaalka ah oo ay qaadatay,wuxuuna sheegay in shirkaan uu bilaaw u yahay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts