HomeWararAkhriso:-Magacyada Saddex Ruux oo Walaalo ah oo lagu dilay Muqdisho

Akhriso:-Magacyada Saddex Ruux oo Walaalo ah oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dadka la dilay oo gaarayay ilaa Saddex ruux ayaa dhammaantood ahaa rag isla dhashay,waxaana falkaasi uu ka dhacay garaash ku yaalla xaafada Gumareey ama Al-Cadaala oo ka tirsan degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in ninka wax dilay uu goobta ka baxsaday. EheladaSaddexda Ruux ee la dilay ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dadka la dilay oo gaarayay ilaa Saddex ruux ayaa dhammaantood ahaa rag isla dhashay,waxaana falkaasi uu ka dhacay garaash ku yaalla xaafada Gumareey ama Al-Cadaala oo ka tirsan degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in ninka wax dilay uu goobta ka baxsaday.

EheladaSaddexda Ruux ee la dilay ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ninka dilka geystay uu ka mid ahaa Askarta ciidamada dowladda Soomaaliya,isla markaana ay qaraabo dhow ahaayeen saddex raga ah ee uu dilay.

- Advertisement -

Saddexda raga ah ee la dilay,isla markaana isla dhashay ayaa waxaa lagu kala Magacaabi jiray Cabdullaahi Jeyte,Xasan Jeyte iyo Xuseen Jeyte.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts