HomeWararKooxda Daacish oo sheegatay qarax lagu dilay Askar ka tirsan kuwa DFS

Kooxda Daacish oo sheegatay qarax lagu dilay Askar ka tirsan kuwa DFS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maleeshiyadda Kooxda Isku magacowda Dowladda Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay inay ugu yaraan 4 Askari ku dileen Qarixii Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay Degmadda Dayniile ee magaalladda Muqdisho. Shabakadda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ NEWS ayaa qortay inay Ciiddankodoa weerar ka geysteen Caasimadda Somalia, isla markaana ay ku dileen ugu yaraan 4 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyadda Kooxda Isku magacowda Dowladda Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay inay ugu yaraan 4 Askari ku dileen Qarixii Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay Degmadda Dayniile ee magaalladda Muqdisho.

Shabakadda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ NEWS ayaa qortay inay Ciiddankodoa weerar ka geysteen Caasimadda Somalia, isla markaana ay ku dileen ugu yaraan 4 Askari, kuna dhaawaceen mid kale, waa sida ay sheegteen Kooxdaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Saraakiisha Ciiddanka DFS weli kama hadlin sheegashadda Kooxda Daacish inay ka dambeeyeen qarixii ka dhacay Dayniile.

Bishan 5-dii ayey ahayd, markii ay Daacish soo bandhigeen Muuqaal Video oo ay ku sheegeen inay Askari ku dileen Suuqa Bakaaraha ee magaalladda Muqdisho.

Inta badan Maleeshiyadda Kooxda Daacish waxay dilalkooda ka duubaan Muuqaal, oo ay ku soo bandhigaan Shabakadda Wararka Daacish ee AMAQ NEWS.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts