HomeWararWaa sidee saakay Wadooyinka Muqdisho ee xirnaa?

Waa sidee saakay Wadooyinka Muqdisho ee xirnaa?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mudo Saddex Cisho ah kadib waxaa Maanta dib loo furay Wadooyinka muhiimka ah ee Magalada Muqdisho oo isku-socodka dadka iyo Gaadiidka kala xirnaa balse Maanta dib loo furay. Wadada Maka Al-Mukarama oo ka mid ahaa Wadooyinkii ugu adkaa in  Gaadiidka isticmaalo ayaa saakay gebi ahaan furan,waxana isticmaalaya gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo midka dadweynaha ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudo Saddex Cisho ah kadib waxaa Maanta dib loo furay Wadooyinka muhiimka ah ee Magalada Muqdisho oo isku-socodka dadka iyo Gaadiidka kala xirnaa balse Maanta dib loo furay.

Wadada Maka Al-Mukarama oo ka mid ahaa Wadooyinkii ugu adkaa in  Gaadiidka isticmaalo ayaa saakay gebi ahaan furan,waxana isticmaalaya gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo midka dadweynaha ee Bii’elka.

- Advertisement -

Goobaha qaar ee Wadooyinka ayaa ciidamadu gaadiidka u diidayaan,iyaga oo u shegaya in weli asyan amar u heysan in gaadiidku ay maraan,sidoo kale waxaa weli dhagxaan waaweyn ay ku xiran yihiin Wadooyinka loo yaqaano jid cadayaasha.

Labadii Maalmood ee ciidul fidriga ayaa dadka muqdisho waxa ay ka cabanayeen xirnaanshaha wadooyinka,waxana ugu adkeyd shalay oo uu muqdisho soo gaarey ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Sikastaba laamaha amniga Soomaaliya ayaa intii lagu guda ajiray bisha barakeysan ee Ramadaan waxa ay ku guuleysteen in ay inta badan xaqiijiyaan amniga Magalada Muqdisho,iyaga oo sameynayey baaritaano gaadiidka iyo dadweynaha ah intaba.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts