HomeWararBadda Magalada Berbera oo qaaday laba dhalinyaro ah

Badda Magalada Berbera oo qaaday laba dhalinyaro ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in alabta Xeebta magaaladaas ay liqday laba wiil oo ka mid ahaa Dhalinyaarda Berbera. Labada Wiil ayaa ka mid ahaa dadka u dalxiis tegay,iyada oo lagu guda ajirey maalintii lbaad ee ciida Xeebta Batalaale oo ka tirsan Magalada Bebera ee deegaanada Maamulka soomaaliland. Labada Wiil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in alabta Xeebta magaaladaas ay liqday laba wiil oo ka mid ahaa Dhalinyaarda Berbera.

Labada Wiil ayaa ka mid ahaa dadka u dalxiis tegay,iyada oo lagu guda ajirey maalintii lbaad ee ciida Xeebta Batalaale oo ka tirsan Magalada Bebera ee deegaanada Maamulka soomaaliland.

- Advertisement -

Labada Wiil ayaa Wararku waxa ay sheegayaan in mid ka mid ah oo lagu Magacaabi jiray Farxaan Ibraahim diiriye uu geeriyooday halka midka kale lasoo bad baadiyey oo lagu Magacaabo Barqad Ismaaciil Maxamed.

Xeebta deegaanka Batalaale ayaa waxaa ka howlgalla koox la magic baxday Kooxda badbaada oo ka socota dowladda Hoose ee Magalada Berbera kuwaas oo soo bad baadiyey mid ka mid ah labadii dhalinyaro oo ay Badu qaaday.

Waa Sawirka Marxuumka dhintay oo lagu Magacaabi jiray Farxaan Ibraahim Diiriye.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts