HomeWararMid ka mid ah Agaasimayaasha Wasaaradaha Puntland oo geeriyooday

Mid ka mid ah Agaasimayaasha Wasaaradaha Puntland oo geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ku geeriyooday Agaasimihii guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Maamulka Puntland . War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu xaiijiyey geerida Marxuumka,isla markaana loogu tacsiyadeeyey. Geerida Marxuumka ayaa lagu xaqiijiyay Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland, Kaas oo Tacsi loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ku geeriyooday Agaasimihii guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Maamulka Puntland .

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu xaiijiyey geerida Marxuumka,isla markaana loogu tacsiyadeeyey.

- Advertisement -

Geerida Marxuumka ayaa lagu xaqiijiyay Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland, Kaas oo Tacsi loogu diray Ehelada Marxuumka

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  Tacsi  guud u diray dhammaan  gGolaha Wasiirada Puntland iyo shacabkooda, sidoo kale wuxuu Madaxweynuhu si gaar ah ugu tacsiyeeyay Qoyska iyo Eheladii Allaah ha’u naxariistee Marxuun Cabdirisaaq Nuux Maxamed  ( Hantiile ), isagoo Alle uga baryay marxuunka inuu ka waraabiyo Janno Fardowso Aamiin Aamiin. “

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts