HomeWararShirkadda Dahabshiil oo beenisay iney maalgeliso dagaalka Tukaraq

Shirkadda Dahabshiil oo beenisay iney maalgeliso dagaalka Tukaraq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shirkadda Dahabshiil ayaa ka jawaabtay eedeyn uu u jeediyay G/guddiga Difaaca ee Baarlamanka Puntland Saadaq Abshir Garaad, Iyagoona ku Tilmaamay Wax laga xumaado, Maamulaha Shirkadda Dahabshiil qeybteeda Boosaaso Yaasin Beldaaje ayaa ugu baaqay Guddiga anshaxa ee Baarlamanka Puntland in arintaasi Raali galin ka bixiyaan, Xasaanadana laga qaado Xildhibaankaasi. Wuxuu u sheegay Shacabka Puntland ineysan waxba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadda Dahabshiil ayaa ka jawaabtay eedeyn uu u jeediyay G/guddiga Difaaca ee Baarlamanka Puntland Saadaq Abshir Garaad, Iyagoona ku Tilmaamay Wax laga xumaado,

Maamulaha Shirkadda Dahabshiil qeybteeda Boosaaso Yaasin Beldaaje ayaa ugu baaqay Guddiga anshaxa ee Baarlamanka Puntland in arintaasi Raali galin ka bixiyaan, Xasaanadana laga qaado Xildhibaankaasi.

- Advertisement -

Wuxuu u sheegay Shacabka Puntland ineysan waxba ka jirin, Taageero iyo Faragalin ay shirkadda Dahabshiil ku leedahay Colaada ka dhaxeysa maamulada Puntland iyo Somaliland.

Sikastaba arrintaan ayaa imaaneysa xilli weli ay taagan tahay xiisadii u dhaxeysay Maamulada Puntland iyo Soomaaliland oo weli ciidaamdooda ay isku-horfadhiayan deegaanka Tukaraq.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts