HomeWararDilkii labaad oo Maanta ka dhacay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Dilkii labaad oo Maanta ka dhacay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Rag bustoolado ku hubeysnaa ayaa waxa ay xaafad ka mid ah degamda Howl-wadag ee gobolka Banaadir ku dileyn Nin Nabaddoon ah oo degmadaasi Caanka ahaa. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Cali Shire oo ka tirsan degamda Howl-wadaag,waxaana nabadoonka la dilay lagu Magacaabi jiray Xuseeen Geedi Jimcaale. Qofka mid ah Dadka ku nool Xaafada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag bustoolado ku hubeysnaa ayaa waxa ay xaafad ka mid ah degamda Howl-wadag ee gobolka Banaadir ku dileyn Nin Nabaddoon ah oo degmadaasi Caanka ahaa.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Cali Shire oo ka tirsan degamda Howl-wadaag,waxaana nabadoonka la dilay lagu Magacaabi jiray Xuseeen Geedi Jimcaale.

- Advertisement -

Qofka mid ah Dadka ku nool Xaafada Cali Shire ayaa sheegay in Nabadoonka lagu dilay Albaabka hore ee gurigiisa,iyada oo raggii ka dambeeyey dilkiisa ay baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay wallow aysan ku guuleysan in ay Gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyey dilka Nabaddoonkaas.

Waa dilkii labaad ee Saacado gudahooda ka dhaca Muqdisho,waxana isla Maanta agagaarka Jaamacadda Ummada Xarunteeda Xamarweyne uu askari ka tirsan ciidamada dowladda ku dilay Darawal Mooto bajaaj.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts