HomeWararSawirro:-Xildhibaanadii iyo Ciidankii ku dhintay Weerarkii Balcad oo la’aasay

Sawirro:-Xildhibaanadii iyo Ciidankii ku dhintay Weerarkii Balcad oo la’aasay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle lagu Aasay Xildhibaanadii hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee shalay weerarka lagu dilay. Aaska ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle,Xildhibaano,Wasiiro ka tirsan Hir-Shabeelle iyo Ehelada Marxuumiinta. Sidoo kale saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle lagu Aasay Xildhibaanadii hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee shalay weerarka lagu dilay.

Aaska ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle,Xildhibaano,Wasiiro ka tirsan Hir-Shabeelle iyo Ehelada Marxuumiinta.

- Advertisement -

Sidoo kale saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa Aaska ka qeyb galay,iyaga oo dhammaan Alle uga baryey masuuliyiintaas in uu Janada ka Waraabiyo.

Mas’uuliyiintii halkaasi lagu aasay ayaa kala ahaa  Xildhibaan Ismaaciil Muumin Hilowle iyo Xildhibaan  Sheekh Cabdi Mukhtaar, oo Hirshabeelle ka tirsanaa iyo Guddoomiye kuxigeenkii Raage Ceelle Muuse Afweyne.

Xildhibaanada iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ayaa waxa ay ku geeriyoodeen weerar lagu qaaday kolonyo ay la socdeen shalay gelinkii dambe xilli ay marayeen deegaanka ilbiq oo u dhaxeeya Balcad iyo Qalimoow ee G/Shabeellaha dhexe.

- Advertisement -

Goordhow la socda Codadka masuuliyiinta ka qeyb gashay Aaska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts