HomeWararDarawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Jaamacadda Ummada Xarunta degmada Xamarweyne,waxana la sheegay in dilka Darawalka Mooto Bajaajta uu ka dambeeyey Askari ka tirsan ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dilka ka hor askariga iyo Darawalka mooto bajaajta oo wiil dhalinyaro ahaa uu muran dhexmaray taasina ay keentay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Jaamacadda Ummada Xarunta degmada Xamarweyne,waxana la sheegay in dilka Darawalka Mooto Bajaajta uu ka dambeeyey Askari ka tirsan ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dilka ka hor askariga iyo Darawalka mooto bajaajta oo wiil dhalinyaro ahaa uu muran dhexmaray taasina ay keentay in askariga uu rasaas qeybaha sare ee jirka uu kala dhaco Darawalka mooto Bajaajta.

- Advertisement -

“Dhaawac ahaan ayaa markii hore loogu qaaday Wiilka dhalinyarada ah basle uu ugu geeriyooday mid ka mid ah Isbitaalada Magalada Muqdisho,waxana goobta ka baxsaday askarigii dilka geystay sidaas waxaa Dalsan u sheegay qof goobjooge ahaa.

Maalin ka hor ayay aheyd markii Askari ka tirsan Ciidamada Minashiibiyada ah uu Darawal Mooto bajaaj ku dilay ka soo horjeedka Xarunta Maamulka degmada Waaberi mana jirto cid weli loo xiray dilalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts