HomeWararDhageyso:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo farriin u diray Shacabka Muqdisho

Dhageyso:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo farriin u diray Shacabka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ku boggaadiyey shacabka iyo maamulka degmada Waaberi wada-shaqeynta ka dhaxeysa, waxuna ku dhiirigeliyey in la sii xoojiyo iskaashiga. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud, Xoghayaha Gobolka iyo Guddoomiyeyaasha afarta Degmo ee Waabari, XamarJajab, Hodan iyo Howlwadaag ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ku boggaadiyey shacabka iyo maamulka degmada Waaberi wada-shaqeynta ka dhaxeysa, waxuna ku dhiirigeliyey in la sii xoojiyo iskaashiga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud, Xoghayaha Gobolka iyo Guddoomiyeyaasha afarta Degmo ee Waabari, XamarJajab, Hodan iyo Howlwadaag ayaa wadajir uga qeyb galay afur wadareed ay shacabka degmada Waaberi u sameeyeen masuuliyiinta Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Mudane Yarisow ayaa bulshada Waaberi u sheegay in Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ay la qeybsanayaan marxalad kasta oo ay ku sugan yihiin. Isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in wax walba lagu wajaho iskaashi iyo isku xirnaan bulsho.

Duqa Caasimadda ayaa tilmaamay in maamulkiisu uu mudnaan gaar ah siinayo isku xirnaanta shacabka iyo maamulka, gaar ahaan arrimaha Diriseynta oo qeyb weyn ka qaadanaya amniga, waxuna ugu baaqay bulshada Caasimaddu in ay la shaqeeyaan Ciidamadda Ammaanka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye Yariisow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts