HomeWararDhageyso:-Maxkamada Ciidamada oo Xukuntay eedeysanayaasha weerarkii Hotel Naasa Hablood 2

Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada oo Xukuntay eedeysanayaasha weerarkii Hotel Naasa Hablood 2

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada qalabkas ida ayaa Maanta axa ay xukun ku riday rag loo heysto weerarkii lagu qaaday 28-kii Bishii Octooper ee Sanadkii 2017 Hotelka Naasa hablood  ee Magalada Muqdisho. Maxkamada ayaa dhawaan soo gaba gabeysay dacwada loo heystay saddexda eedeysane oo kala ah Farxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada qalabkas ida ayaa Maanta axa ay xukun ku riday rag loo heysto weerarkii lagu qaaday 28-kii Bishii Octooper ee Sanadkii 2017 Hotelka Naasa hablood  ee Magalada Muqdisho.

Maxkamada ayaa dhawaan soo gaba gabeysay dacwada loo heystay saddexda eedeysane oo kala ah Farxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule,

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in ragas loo heysto weerarkii hotelka Naasa Hablood 2 oo ay ku geeriyoodeen 18 ruux halka ay ku dhaawacmeen 43 qof oo kale.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Maxamed Samatar oo loo yaqaanay(Suheyb) C/naasir Dhaqane Xasan oo loo yaqaanay Cabdi Xamiid (Qoslaaye) iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule oo loo yaqaano Yaxye lagu xukumay Xukun dil toogasho ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts