HomeWararKooxo hubeysan oo Gurigiisa ku dhex dilay Nin ka tirsanaa Ergadii Xildhibaanada...

Kooxo hubeysan oo Gurigiisa ku dhex dilay Nin ka tirsanaa Ergadii Xildhibaanada soo dooratay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Rag hubeysnaa ay gurigiisa ku dhex dileyn mid ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ku soo dooratay Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Raga hubeysnaa ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in  ay gurigiisa ku soo weerareen laba nin oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Rag hubeysnaa ay gurigiisa ku dhex dileyn mid ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ku soo dooratay Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Raga hubeysnaa ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in  ay gurigiisa ku soo weerareen laba nin oo watey mootada loo yaqaano dhugdhuleyda ka dibna ay dileyn,iyaga oo durba goobta ka baxsaday sida ay dad ku sugan Garbahaareey oo ehel la’ah Marxuumka Dalsan u sheegeen.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa laba maalin ka hor tegay deegaanka Far Leysaan ee lagu dilay halkaas oo ay deganaayeen qaar ka mid ah qoyskiisa,sidaasina lagu dilay.

Laamaha amniga Gobolka Gedo iyo masuuliyiinta Maamulka Jubbaland weli dilka ninkaasi weli kama hadlin,waxana xusid mudan in deegaanka Far Leysaan ee uu dilka ka dhacay in aysan ku sugneyn Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Sikastaba dilkaas ayaa ku soo aadaya xilli Maalin kahor degmada Dharkenley lagu dilay nin la sheegay in uu ka mid ahaa Ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya,iyada oo aysan jirin cid loo qabtay dilkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts