HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo qiray in dalka cadaalad darro baahsan ay ka jirto

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo qiray in dalka cadaalad darro baahsan ay ka jirto

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayey dhibaatooyinka dalka ka jira ayaa sheegay in dadka Soomaliyeed waayihii u dambeeyey ay ka cabanayeen cadaalad darro baahsan oo dalka ka jirtay. Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in aas aaska nolosha ay tahay cadaalad hadii cadaalad la waayana wax walba aysan hagaagi doonin. “Aas aaska nolosha waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayey dhibaatooyinka dalka ka jira ayaa sheegay in dadka Soomaliyeed waayihii u dambeeyey ay ka cabanayeen cadaalad darro baahsan oo dalka ka jirtay.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in aas aaska nolosha ay tahay cadaalad hadii cadaalad la waayana wax walba aysan hagaagi doonin.

- Advertisement -

“Aas aaska nolosha waa cadaalada waxaa xaqiiqo ah in mudooyinkii la soo dhaafay ay dadkeenu ka hadlayeen cadaalad darro dhinac walba ah oo baahsan anagana waxan ku taameynay oo aan ku sameyneynay daraasad meesha uu dhibka ka taagan yahay,daraasadaasna ayaa noo soo baxday in aan sameyno dib u habeyn dhinaca garsoorka ah.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in iminka ay qorsheynayaan in la sameeyo Golaha adeega Garsoorka si cadaalada ay u noqoto garab Saddexaad oo la siman Golaha fulinta iyo sharcidejinta dalka,sidoo kale silamid ah la sameyn doono guddiga dib u eegis ku sameya dacwadaha iyo cabashooyinka dadka ay qaban si loo xaliyo.

Hadalka Madaxweyne Farmaajo ayaa ku soo aadaya xilli wixii ka dambeeyey burburkii dalka  Shacabka Soomaaliyeed ay ka cabanayeen cadaalada darro ka jirta dhinaca garsoorka dalka oo dowladda hadda jirta ay dooneyso in ay hagaajiso.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts