HomeWararCali Khaliif oo Odayaasha Magalada laas-caanood kala hadlaya dagaalka Tukaraq

Cali Khaliif oo Odayaasha Magalada laas-caanood kala hadlaya dagaalka Tukaraq

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa maal mahaan degan xaalada deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool halkaas oo dhawaan uu ka dhacay dagaal xooggan oo dhex maray ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug kuwaas oo kala sheegtay in dagaalkii dhacay ay guulo ka gaareen. In kastoo xaalada tukaraq ay haatan tahay mid degan oo uusan dagaal ka socon ayaa hadana wararka nasoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maal mahaan degan xaalada deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool halkaas oo dhawaan uu ka dhacay dagaal xooggan oo dhex maray ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug kuwaas oo kala sheegtay in dagaalkii dhacay ay guulo ka gaareen.

In kastoo xaalada tukaraq ay haatan tahay mid degan oo uusan dagaal ka socon ayaa hadana wararka nasoo gaaraya waxa ay sheegayaan in labada dhinac ay wadaan hub aruursi iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan,iyada oo la filan karo in uu dagaal dhaco.

- Advertisement -

Magalada laas-caanood ee Xarunta gobolka sool oo uu Maamulka soomaaliland gacanta ku hayo ayaa ka mid ah deegaanada laga dareemayo dhaq dhaqaaqyada ciidan,iyada oo ay ka socdaan kulamo looga arrinsanayo xaalada tukaraq.

Madaxweynihii Maamulka Khaatuma balse ku biiray Maamulka Soomaaliland Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan Magaalada laas-caanood ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah uu la kulmo Odayaasha Dhaqanka Magaaladaas.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Cali Khaliif uu Odayaasha kala hadli doono xaalada tukaraq iyo dagaalka ay Soomaaliland wajaheyso maadaama isaga uu ku biiray Maamulka soomaaliland.

- Advertisement -

Sikastaba Puntland masuuliyiin ka tirsan ayaa Isniintii waxa ay sheegeen in uusan joogsan doonin dagaalka tukaraq ilaa Puntland ay la wareegeyso deegaanada Gobolka sool ay ka maamusho Soomaaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts