HomeWararSawirro:-Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamaanka Kenya

Sawirro:-Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamaanka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya ayaa caawa casho sharaf u sameeyey qaar ka kamid ah xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamaanka dalka kenya oo uu hogaaminayay mudane Aden Duale Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya. Sidoo kale kulankan casho sharafta waxaa ka qeybgaley Wasiirkii hore ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya ayaa caawa casho sharaf u sameeyey qaar ka kamid ah xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamaanka dalka kenya oo uu hogaaminayay mudane Aden Duale Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya.

Sidoo kale kulankan casho sharafta waxaa ka qeybgaley Wasiirkii hore ee gaashaandhiga ahna xildhibaanka aqalka senatka ee Gaarisa Yuusuf Xaaji , Prof Maxamed Cabdi Gaandi , Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan Aqalka golaha shacabka ee Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Yaasiin Xaaji Jaamac oo ah Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo Warshadaha ee Jubbaland.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts