HomeWararDEG DEG:-Maamulka G/Banaadir oo 12 gudoomiye waaxeed xilkii ka qaaday

DEG DEG:-Maamulka G/Banaadir oo 12 gudoomiye waaxeed xilkii ka qaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Radio Dalsan ayaa heshay xog ku saabsan in 12 gudoomiye waaxeed oo 3 degmo oo ka tirsan Gobolkan Banaadir in xilkii laga qaaday. Saddexda degmoo e guddoomiye waaxeedyada ka tirsan guddoomiyaashooda xilka laga qaaday ayaa kala ah Degmooyinka Yaaqshid,Kaaraan iyo Huriwaa . Ka qaadidooda ayaan wali faahfaahin laga bixinin sababaha keenay waxaase soo baxayey mudooyinkan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Radio Dalsan ayaa heshay xog ku saabsan in 12 gudoomiye waaxeed oo 3 degmo oo ka tirsan Gobolkan Banaadir in xilkii laga qaaday.

Saddexda degmoo e guddoomiye waaxeedyada ka tirsan guddoomiyaashooda xilka laga qaaday ayaa kala ah Degmooyinka Yaaqshid,Kaaraan iyo Huriwaa .

- Advertisement -

Ka qaadidooda ayaan wali faahfaahin laga bixinin sababaha keenay waxaase soo baxayey mudooyinkan in wada shaqeynta gudoomiyaha iyo waaxyaha ay hooseysay.

Sidoo kale xilka qaadistaan ayaa ku soo aadeysa xilli maalma ka hor Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu sheegay in amniga lagula xisaabtami doono guddoomiyayaasha degmooyinka.

Warkaan oo faah faahsan kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts