HomeWarar(Warbixin)Puntland iyo Soomaaliland sidee uga hadleen dagaalka tukaraq?

(Warbixin)Puntland iyo Soomaaliland sidee uga hadleen dagaalka tukaraq?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dagaal culus ayaa saakay mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Maamulada  Somaliland iyo kuwa Puntland. Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa labada dhinacba ay xaqiijinayaan in khasaare uu dhaliyay inkastoo aysan tirada saxda ah faahfaahin karin. Somaliland ayaa ku eedeysay Puntland inay dagaalkaasi soo qaaday, guulana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal culus ayaa saakay mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Maamulada  Somaliland iyo kuwa Puntland.

Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa labada dhinacba ay xaqiijinayaan in khasaare uu dhaliyay inkastoo aysan tirada saxda ah faahfaahin karin.

- Advertisement -

Somaliland ayaa ku eedeysay Puntland inay dagaalkaasi soo qaaday, guulana ay ka gaartay.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in iyada oo ay ku jiraan u gurmashada dadkii uu saameeyey roobkii fatahaada watay ee ka da’ay bariga Soomaaliland lasoo weeraray balse ay is difaaceen.

Dhinaca kale, Puntland ayaa inayana dagaalka ku eedeeysay Somaliland, iyadoo sheegtay in ciidamadeedu ay guulo ka gaareen.

- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel ayaa isna sheegay in Soomaaliland dhankeeda uu weerar uga yimid balse dhankooda ay iska difaaceen,isla markaana ay khasaaro gaarsiiyeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts