HomeWararWafdi ka socda dowladda oo ku wajahan Baladweyne

Wafdi ka socda dowladda oo ku wajahan Baladweyne

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xukuumadda Soomaaliya ayaa Sabtidii shalay waxa ay ku dhawaaqday in iyada oo kaashaneysa bulshada qeybaheeda Kala duwan ay ka jawaabayaan dhibaatada fatahaada Wabiga uu u geystay Shacabka Baladweyne. Maanta oo Axad ah ayaa lafilayaa in ay magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ay gaaraan qaar ka mid guddigii ka koobnaa 22  xubnood oo ay shalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Soomaaliya ayaa Sabtidii shalay waxa ay ku dhawaaqday in iyada oo kaashaneysa bulshada qeybaheeda Kala duwan ay ka jawaabayaan dhibaatada fatahaada Wabiga uu u geystay Shacabka Baladweyne.

Maanta oo Axad ah ayaa lafilayaa in ay magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ay gaaraan qaar ka mid guddigii ka koobnaa 22  xubnood oo ay shalay u magacaawday xukuumadda soomaaliya in wax laga qabto dhibaatada ka taagan Baladweyne.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa waxaa guddomiye u ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, waxaana guddigaan ay qiimeyn ku soo sameyn doonaan inta ay la egtahay dhibaatada ka jirta Baladweyne .

Garoonka diyaaradaha Baladweyne ayaa xiran kadib markii roobkii guga uu halkaasi ka da’ay waxaana suurtagal aheyn in diyaarad ay halkaasi ku degto marka laga reebo diyaaradaha Helacoptar-ka.

Inta badan Shacabka Baladweyne ayaa barakacay, iyaga oo aaday deegaanka Ceel jaale iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan si uusan waxyeelo ugu geysan fatahaada wabigaShabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts