HomeWararDadka uu saameeyey fatahaada Wabiga Shabeelle oo kordhay

Dadka uu saameeyey fatahaada Wabiga Shabeelle oo kordhay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa sii kordhaysa saameynta iyo khasaaraha ka dhashay fatahaado iyo daadad xoogan ee ay sababeen roobabkii ka da’ay qaybo ka mid ah Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi gaar ah laanta AfSoomaaliga ee BBC siiyey ayaa wuxuu sheegay in inka badan 80% dadkii ku noolaa magaalada Baladweyne ay iminka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa sii kordhaysa saameynta iyo khasaaraha ka dhashay fatahaado iyo daadad xoogan ee ay sababeen roobabkii ka da’ay qaybo ka mid ah Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi gaar ah laanta AfSoomaaliga ee BBC siiyey ayaa wuxuu sheegay in inka badan 80% dadkii ku noolaa magaalada Baladweyne ay iminka ku sugan yihiin dhulka bannaanka ah ee magaalada ka baxsan ka dib markii biyihii daadku dhaliyeen ay ku soo rogmadeen guud ahaan magaalada ayna galeen guryahii.

- Advertisement -

“Magaaladda haatan waa laga soo baxay,fataahadii waliba xalay iyo habeen hore aad bay u soo xoog yeelatay roobabkiina way da’yaan, magaalada 80% waa laga soo baxay, dhinaca barina ilaa meesha la yiraahdo 115 ilaa Ceel Jaalle, halkaasaa dadku wada joogaan, dhinaca qoraxsinkana hadba meeshii ay joogto ilaa xaafaddaha meelaha roon roon ayaa lagu baxay, magaalada Baladweyne 100% waa laga baxay” ayuu yiri Mr Waare.

Maxamed Cabdi Waare wuxuu sheegay in biyaha wabigu uu aad u sarreeyo, roobabkuna ay da’een

Xaafadaha magaalada Baladweyne meelaha qaar biyuhu waxay qofka u joogaan kala bar qofka joogiisa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’isalwsaare Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay hay’addaha gurmadka inay gurmad la gaaraan dadka ay saameyeen daadadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts