HomeWarar3 Ruux oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay deegan ka mid ah...

3 Ruux oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay deegan ka mid ah gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka dhacay dagaal beeleed geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey ilaa Saddex Ruux ayaa ku geeriyootay halka 5 kale ay ku dhaawacmen kadib markii laba Maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen deegaanka Olol oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka dhacay dagaal beeleed geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyey ilaa Saddex Ruux ayaa ku geeriyootay halka 5 kale ay ku dhaawacmen kadib markii laba Maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen deegaanka Olol oo qiyaastii 35km u jira Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Dadkaan ayaa iskuheysta dhulalka deegaankaas taas oo keentay in ay wada dagaalamaan sida ay Dalsan u sheegen dad ku sugan deegaanka Olol ee Gobolka Galgaduud.

In kastoo saakay dagaal uusan jirin ayaa hadana waxaa lagu soo waramayaa in ay saakay jirto xiisad u dhaxeysa labada maleeshiyood oo weli iskuhor-fadhiya deegaankii lagu dagaalamay ee Gobolka Galgaduud.

Masuuliyiinta Maamulka Galmudug weli dagaalkaas kama hadlin,iyada oo dhowr mar ay ku fashilmeyn in dadkaasi dagaalamaya ay nabad kala dhex-dhigaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts