HomeWararDhageyso:-Iibinta dhulalka oo laga mamnuucay degaanada jubbaland

Dhageyso:-Iibinta dhulalka oo laga mamnuucay degaanada jubbaland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Jubbaland ayaa ammaro waxa uu ka soo saaray kala iibsiga dhulalka ee Magalada Kismaayo Xarunta Gobolka Jubbada hoose akdib markii ay soo bateen bilihii la soo dhaafay isqabqabsi dhanka dhulalka ah. Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa intiisa badan waxaa looga hadlay dhibaatooyinka ka dhashay iibsiga dhulaka,iyada oo la mamnuucay in lagala iibsado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa ammaro waxa uu ka soo saaray kala iibsiga dhulalka ee Magalada Kismaayo Xarunta Gobolka Jubbada hoose akdib markii ay soo bateen bilihii la soo dhaafay isqabqabsi dhanka dhulalka ah.

Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa intiisa badan waxaa looga hadlay dhibaatooyinka ka dhashay iibsiga dhulaka,iyada oo la mamnuucay in lagala iibsado dhulalka Magalada Kismaayo.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan ayaa sheegay in Maanta laga bilaabo an la iibin Karin dhulalka ku yaalla Magalada Kismaayo,isla markaana Maamulka Jubbaland uu mamnuucay.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka Magalada kismaayo in dhaqaalo iyo waqti aysan iska gelin dhulalkaas.

Sikastaba Jubbland ayaa dhowr mar ammaro lagu mamnuucato iibsasahda Magalada dhulalka Magalada Kismaayo soo saartay in kastoo aysan dhaqan gelin balse lama ogaan karo waxyaabaha ammarkaan uu  kuwii hore kaga duwanaan karo.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts