HomeWararSawirro:-Ciidamada Puntland oo howlgal ka fuliyey Dhulka Buuraleyda ah ee Gobolka Bari

Sawirro:-Ciidamada Puntland oo howlgal ka fuliyey Dhulka Buuraleyda ah ee Gobolka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Badda dowlad goboleedka Puntland qeybta loogu magacdaray la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada ayaa waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano ku yaalla Dhulka Buuraleyda ah ee Gobolka Bari. Howlgalka ayaa ciidamada waxa ay sigaar ah uga sameeyeen deegaannada Bali-khadar, Sugurre, Qahabta iyo degaanada ku dhow dhow,waxaana saraakiisha ciidamada hogaamineysa ay sheegeen in uu yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Badda dowlad goboleedka Puntland qeybta loogu magacdaray la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada ayaa waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano ku yaalla Dhulka Buuraleyda ah ee Gobolka Bari.

Howlgalka ayaa ciidamada waxa ay sigaar ah uga sameeyeen deegaannada Bali-khadar, Sugurre, Qahabta iyo degaanada ku dhow dhow,waxaana saraakiisha ciidamada hogaamineysa ay sheegeen in uu yahay howlgalkaas mid amniga lagu xaqiijinayo.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in heegan buuxa la geliyey ciidamada Badda Puntland qeybtooda la- dagaalanka argagaxisada kadib markii tiro ka dhowr jeer miinooyin ay ku waxyeeloobeen Ciidamo ka tirsan Puntland iyo dad Shacab ah wadada la geliyey.

Taliyaha Ciidanka Badda Puntland S/guuto: Cabdirisaaq Diiriye ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen howlgal ka dhan ah Al-Shabaab iyo kooxda Daacish,oo qeybo ka mid ah dhulka Buuraleyda ah ku dhuumaaleysanaya sida uu hadalka u dhigay.

Taliyuhu masheegin in howlgalkaas intii ay wadeen ay dad ku soo qabteyn,waxana jirta in weli ciidamadu ay howlgalka wadaan laakin aan wax faah faahin ah laga bixin.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo sawirrada howlgalka Ciidamada Badda Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts