HomeWararDhageyso:-Maydka Nin haan Shidaal ku dhex dhintay oo laga helay Hargeysa

Dhageyso:-Maydka Nin haan Shidaal ku dhex dhintay oo laga helay Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland, ayaa shalay gelinkii dambe haan Shidaal waxaa ku dhintay qof, halka laba kale oo xaaladooda liidato laga soo saaray. Saddex ayaa loo diray inay soo nadiifiyaan gudaha haanta Shidaalka Kaalinta Cali Baarjeex ee Xaafada Calaamadaha Magaalada Hargaysa, sida ay sheegeen Saraakiisha. Mid ka mid ah saddexdii ruux ayaa ku dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland, ayaa shalay gelinkii dambe haan Shidaal waxaa ku dhintay qof, halka laba kale oo xaaladooda liidato laga soo saaray.

Saddex ayaa loo diray inay soo nadiifiyaan gudaha haanta Shidaalka Kaalinta Cali Baarjeex ee Xaafada Calaamadaha Magaalada Hargaysa, sida ay sheegeen Saraakiisha.

- Advertisement -

Mid ka mid ah saddexdii ruux ayaa ku dhex dhintay haanta gudaheeda, waxaana ciidanka dam damiska Somaliland ay soo badbaadiyeen labadii kale oo xaaladooda ay liidato.

Axmed Maxamed Sawaaxili oo ah taliyaha ciidamada dabdamiska Somaliland ayaa warbaahinta u sheegay in dhankooda loo soo qeylo qaaday si ay u soo badbaadiyaan qofka gudaha ku haray, balse nasiib darro uu dhintay.

Ruuxa dhintay ayuu taliyaha magaciisa ku sheegay C/fitaax Maxamuud Cismaan, wuxuuna taliye Sawaaxili ka digay in gudaha loo galo haamanka shidaalka, waliba kuwa dhulka hoostiisa ku jira.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka taliyaha ciidamada dabdamiska Somaliland Axmed Maxamed Sawaaxili.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts