HomeWararDhageyso:-Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay rag dhac ka geystay Xaafado ka...

Dhageyso:-Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay rag dhac ka geystay Xaafado ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay laba Ruux oo lagu eedeeyey in ay dhac u geysanayeen Shacabka ku nool xaafado ka tirsan degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir. Raggaan la soo bandhigay ayaa watey Bustoolad been abuur ah oo laga sameeyey Alwaax,waxaana  sidoo kale Goobta lagu soo bandhigay qaar ka mid ah Mobeeladii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay laba Ruux oo lagu eedeeyey in ay dhac u geysanayeen Shacabka ku nool xaafado ka tirsan degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir.

Raggaan la soo bandhigay ayaa watey Bustoolad been abuur ah oo laga sameeyey Alwaax,waxaana  sidoo kale Goobta lagu soo bandhigay qaar ka mid ah Mobeeladii ay dadka Shacabka ah ka dhaceyn.

- Advertisement -

Goobta lagu soo bandhigayay ragaas waxaa ku sugnaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho En,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,gudoomiyaha degmada Wartanabada Seynab Maxamuud Warsame Xaabseey,iyo saraakiil ka socotay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha degmada Wartanabada Seynab Maxamuud Warsame Xaabseey ayaa sheegtay in shacabka ku nool Xaafadaha degmada Wartanadbada ay ka qeyb qaateen soo qabashada raggaas burcad ah,iyada oo uga mahadcelisay dadaalkii ay sameyeen,waxa ayna kula dardaarantay in marwalba ay la Shaqeeyaan Ciidamada Amniga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho En,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa isna dhankiisa waxa uu uga mahadceliyey shacabka Degmada Wartanabada sidii ay uga qeyb qaateen soo qabashada raggaas Burcad ah,waxaana ugu baaqay in ay ka dhabeeyaan la Shaqeynta dowladda,isla markaana raggaas cadaalada lahorgeyn doono.

- Advertisement -

Sikastaba tiro dhowr jeer ayaa howlgallo ay ciidamada booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir waxa ay ku soo qabteyn rag sidaan oo kale dhac uga geysanayey degmooyinkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codadka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts