HomeWarar9 Diplomaasi oo Maraykan ah oo ka digay saamaynta haddii la jaro...

9 Diplomaasi oo Maraykan ah oo ka digay saamaynta haddii la jaro Kharajka QM iyo Samafalka Caalamiga.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

9 Danjirayaashii hore ee Maraykanka u joogay QM ayaa uga digay Kongareeska Maraykanka Lacagaha laga jarayo QM iyo Hay’adh kale ee Samafalka. Qoraal ay u direen Kongareeska, oo Wakaalladda Wararka Reuters loo dusiyey ayaa lagu sheegay inay Tallaabdaasi yareyn karto Awoodda Maraykanka ee Caalamka. Danjirayaasha qoraalkaasi qoray ayaa kala ah: Andrew Young, Donald McHenry, Thomas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

9 Danjirayaashii hore ee Maraykanka u joogay QM ayaa uga digay Kongareeska Maraykanka Lacagaha laga jarayo QM iyo Hay’adh kale ee Samafalka.

Qoraal ay u direen Kongareeska, oo Wakaalladda Wararka Reuters loo dusiyey ayaa lagu sheegay inay Tallaabdaasi yareyn karto Awoodda Maraykanka ee Caalamka.

- Advertisement -

Danjirayaasha qoraalkaasi qoray ayaa kala ah: Andrew Young, Donald McHenry, Thomas Pickering, Edward Perkins, Madeleine Albright, Bill Richardson, John Negroponte, Susan Rice iyo Samantha Power, kuwaasi oo ka soo hoos shaqeeyey Madaxweynayaashii Labada Xisbi ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee dalka Maraykanka.

Qoraalka waxa uu ku booriyey Kongareeska inaan la jarin Lacagahaasi iyo in fursad la siiyo Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Gutteres iyo Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley si ay isbedel ugu sameeyaan waxqabadka iyo wxtarka Hawlaha QM.

Maraykanka waxa uu bixiyaa Qaaraanka ugu badan QM, iyagoo bixiya 22% Miisaaniyadda QM oo dhan 5.4 Billion oo Dollar iyo 28.5%   Miisaaniyadda Hawlaha Nabad-ilaalinta Caalamka oo dhan 7.9 Billion oo Dollar.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Mudanayaal ka tirsan Xisbiyadda Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga ee Maraykanka ayaa ka digay qorshaha Maraykanka ku jarayo Kaalmadii Hay’addaha Samafalka Caalamka inay taasi khatar ku noqonayso Macluusha iyo Abaarah ka jira Somalia.

Tom Emmer oo ka tirsan Aqalka Wakiiladda ee senedka Maraykanka, ahna Mudane ka tirsan Xisbiga Jmhuuriga o olaga soo doorto Gobalka Minnesota waxa uu qeylo-dhaan xooggn ka muujiyey Codsiga Maamulka Madaxweyne Trump ee ah in 31% la jaro Kaalmadda la siiyo dalalka dibedda.

Waxa uu sheegay in aysan oggolaab karin Kiiskaasi iyo inay Alshabaab caqabad ku noqdaan in wax laga qabto Xiisadda Aadminimo ee ka jirta Somalia, waa sida uu yiri  Senator Tom Emmer.

Sidoo kale, Senator Amy Klobuchar oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga, lagana soo doorto Minnesota ayaa sheegtay in Maraykanka doonayaan inay Dhibnayaasha Macluusha iyo Abaaraha ku caawiyaan dlkooda hooyo, ka hor inta an lagu khasbin inay soo hayaamaan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts