HomeWararImaaraadka oo Markab sida Shixnad Gargaar u soo dirtay Somalia.

Imaaraadka oo Markab sida Shixnad Gargaar u soo dirtay Somalia.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wargeyska The National ee ka soo baxa Dubai ayaa manta qoray in Markab sida 4,259 Tn oo Gargaar Cunto ah ka soo shiraacday dalkaasi, kun soo wajahn yahay Dekedda magaalladda Berbera ee W/Galbeed ee Somalia. Markabkaasi waxaa ku raran Shixnd lagu qiimeeyey 10,3 million oo Dirhamka Imaaraadka, oo ka kooban 3.819 tan oo cunto ag, […]

- Advertisement -

Wargeyska The National ee ka soo baxa Dubai ayaa manta qoray in Markab sida 4,259 Tn oo Gargaar Cunto ah ka soo shiraacday dalkaasi, kun soo wajahn yahay Dekedda magaalladda Berbera ee W/Galbeed ee Somalia.

Markabkaasi waxaa ku raran Shixnd lagu qiimeeyey 10,3 million oo Dirhamka Imaaraadka, oo ka kooban 3.819 tan oo cunto ag, 356 tan oo Biyo nadiif, 23 Tan oo Tendho iyo Joodariyal ah iyo 51 Tan oo ka kooban dhar, Bustyaal iyo Qalabka Cafimaadka Carruurta.

- Advertisement -

Shixndaasi waxaa laga dejin doonaa Dekedda Berbera, si loogu taageero dadka ku soo barakacay Macluusha ka jirta Somalia.

Markabkaasi ayaa la sheegay inuu Dekedda Berbera ku soo xiran doono bilowga bisha soo socota ee May.

Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM ayaa sheegtay inay Hoggaanka Dowladda Imaaraadka bixiyeen  Amarka Deeqdaasi, taasi oo qeyb ka ah Ololaha Kaalmo-ururinta ee dadka ku nool dalkaasi ugu soo yabooheen dadka ku macluulsan Somalia.

- Advertisement -

QM waxay ku qiyaastay inay  6.2 million oo qof oo omali ah u baahan yihiin Gargaar Cunto, iyado okala bar Tiradaasi u baahan yihiin Gargaar degdeg oo Naf-badbaadin ah.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories